Jawaari waa madasha waxbarashada casriga ah ee kugu xiraysa koorsooyin muuqaal ah (videos), imtixaanaad toos ah oo auto-graded ah (quizzes), iyo buugaag PDF ah oo aad toos u soo degsan karto.
Arday kasta wuxuu wax ku bartaa qaabka u habboon — doorto muuqaallo video ah, imtixaanaad toos ah, ama buugaag iyo PDF notes aad meel kasta la tagi karto.
Muuqaallo video ah oo si qoto dheer oo tallaabo-tallaabo ah kuugu baraya barnaamijyada Next.js, React Native, Python, UI/UX, iyo ganacsiga, oo ku baxa Af-Soomaali iyo Ingiriis.
Explore Video Courses →Su'aalaha imtixaanaadkii shahaadiga ee Fasalka 4aad (Geography, Xisaab, Saynis) iyo imtixaanaad auto-graded ah oo isla markiiba ku siinaya dhibcahaaga iyo jawaabaha saxda ah.
Start Exam Practice →Soo degso dukumentiyo PDF ah oo diyaarsan, xalalka imtixaanaadka shahaadiga, cheatsheets, iyo buugaag tixraac ah oo aad ku akhrisan karto taleefankaaga xitaa internet la'aan.
Browse PDF Store →Dooro nooca waxbarasho ee aad xiisaynayso: koorsooyin muuqaal ah, imtixaano toos ah, ama buugaag PDF ah oo aad degsan karto.

Xisaab imtixaanka Dowlada 2025 oo ka shaqeesan oo leh casharro faahfaahsan.

Waxaan ku soo koobnay course dhamaan chapters ka xisaabta F4.
Baro sida loo deploy gareeyo apps-ka daruuraha (AWS, Docker, CI/CD pipelines) iyo amniga server-yada casriga ah.
Design intuitive, responsive user experiences and interactive design systems using modern design tokens and component libraries.
Comprehensive quiz-only practice exams across HTML/CSS, JavaScript & TypeScript, and Backend Databases with in-depth answer explanations.
Diyaarinta ugu fiican ee maadada Biology iyo Chemistry ee imtixaanka dawladda. Sawirro midab leh, shaxanno qeexan, iyo su'aalo soo noqnoqda.
Hage qoto dheer oo ku saabsan sida loo dhiso barnaamijyada mobaylada ee labada madal (iOS iyo Android), maareynta state-ka, offline sync, iyo EVC Plus payment integrations.
Qoraal kooban oo casri ah oo koobaya ES6+ syntax, TypeScript utility types, Next.js 15 server components, iyo patterns ugu muhiimsan ee maalinlaha ah.
Dhamaan su'aalihii xisaabta ee imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo leh xalal faahfaahsan oo talaabo-talaabo ah, qaaciidooyinka muhiimka ah (Formulas Cheatsheet), iyo tusaalooyin.
Hel dhammaan imtixaanaadkii hore ee Geography, Mathematics, Biology, iyo Chemistry laga bilaabo 2018 ilaa 2024 oo ay la socdaan jawaabihii rasmiga ahaa oo PDF ah, ama ku tababaro quizzes toos ah.
Ma tahay macallin, khabiir tiknoolajiyadeed, mise qoraa haysta buugaag iyo qoraallo waxbarasho? Jawaari waxay ku siinaysaa suuq casri ah oo aad ku faafin karto aqoontaada adigoo dakhli toos ah ka helaya koorsooyinkaaga iyo buugaagtaada PDF-ka ah.
Sell Video Courses
Faafi muuqaallo waxbarasho oo casri ah oo ardaydu toos u daawadaan.
Author Exam Quizzes
Diyaari quizzes imtixaan oo auto-graded ah oo ardayda u fududeeya tababarka.
Sell PDF Notes & Books
Ku iibi qoraaladaada, past papers, iyo buugaagtaada lacagaha EVC Plus & Kaadhadhka.