Baro sida loo dhiso web-applications casri ah adigoo isticmaalaya Next.js App Router, Tailwind CSS, PostgreSQL iyo Drizzle ORM.
1 section • 3 lectures • 1h 50m total length
Senior Full-Stack Engineer & Tech Lead
Ahmed waa software architect leh in ka badan 8 sano oo waayo-aragnimo ah dhismaha nidaamyada waaweyn ee shirkadaha caalamiga ah.
Sharaxaadda macallinka aad bay u sarraysaa, wax badan baana ka faa'iiday.
One-time payment • Lifetime full access